
Waxaan dhamaan somalida degen leiden iyo agagaarkeeda idin ogaysiinaynaa in maandeeq laga furi doono bishan bilawgeeda magaalada leiden. Maandeeq waa urur cusub oo ah mid ay u dhan yihiin somalida degen leiden iyo agagaar keeda. Waxaan idin leenahay waxaad ku soo dhawaataan gacmo furan.