modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE

modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE
SAB END SAMAALE

A long way to go for peace

A long way to go for peace
somalia

HIDO IYO DHAQAN

HIDO IYO DHAQAN

Pageviews vorige maand

maandeeq leiden

vrijdag 14 oktober 2011

Abdi Adan soccer-New video 2010

jekey-kuusow kuntuwarow A.U.N_hadiijow

jekey - Kuusow Kuntuwaarow A.U.N

kulan aqoon iswaydaarsi ah oo lagu qabtay magaalada Emelo Gobolka Gelderland


Magaalada Ermelo oo ka Tirsan gobolka Gelderland ee wadanka Holland waxaa maanta lagoe qabtay Kulan aqoon isweydaarsi ahaa oo ay ka soo qeybgaleen ku dhowaad 80 arday oo u dhashay wadamo kala duwan, kana kala yimid qaar ka mid ah iskuulada & Jaamacadaha wadanka Holland, waxaana kulanka oo ay soo agaasintay "Jongerencentrum Plaza" oo ka dhisan Ermelo, sidoo boerenkool dadka lagoe casuumay ka mid ahaa ururo ay leeyihiin Jaaliyadaha Soomaalida, Ciraaqiyiinta & Iiraaniyiinta oo dhinacoodana wax laga weydiinayey, qudhoodana fursad loo siiyey in ay ardaydaasi was weydiiyaan.

Kulankan waxaa loogu talogalay in dadka ka qeybgalaya & ardaydu isku weydaarsadaan aaraa 'ku saabsan kala duwanaanshaha dhaqanka, diinta, mabaa'diida cilmiga ku dhisan & saameynta ay dareemayaan dadka ajnabiga ah Marka ay ka soo haajiraan dalkooda, oo ay yimaadaan Wadan ku cusub, waxaana ardaydu ay su'aalo dhowr ah weydiinayeen xubnihii ka socday ururada, waxaana dhinaca Soomaalida kulankaasi dadkii ka hadlay ka mid ahaa Max'ed Xassan Idiris (Max'ed Ganey) oo ah aqoonyahan ka socday ururka SARAPO & Cusmaan Max'ed Abuukar oo ka socday TV-ga Somali4all, waxaana labadooda ay ay ka warbixiyeen aragtida Soomaali Badan ka qabaan nolosha wadankan & sida ay u wajahayaan xaaladdaha cULus ee kala duwanaanshaha diinta, dhaqanka, cimilada & nolosha.

Su'aalo kala duwan ayeey ardayda & qaar ka mid ah ka qeybgalayaashu ku harqiyeen Soomaalida, waxaana su'aalahaas ka mid ahaa waxyaabihii ugu yaabka badnaa ee ay wadankan kala kulmeen.? Waxa ay ku kala duwan yihiin dalkan martigeliyey & dalkooda.? haddii ay jiraan waxyaabo halkan ay ku arkeen oo ay wadankooda Geyn lahaayeen & su'aalooyin boerenkool oo Fara Badan.

"Waxyaabihii Nagu cusbaa balse Aan Hadda la qabsanay oo MkII Aan wadankan imaanayna Nagu adkaa, waxaa ka mid ah waraaqadaha boostada ku imaanaya ee Aan kala joogsiga laheyn & weliba balanta tirada Badan oo waqtigeeda la ilaalinayo" ayuu yiri Max'ed Xassan, wuxuuna faahfaahin dheer ka bixiyey SIDA uu dareemayey MkII uu dalkiisa ku noolaa & xilligan SIDA uu dareemayo, isagoo tilmaamay in Soomaaliya oo nabad ah aaney jirin Meel dunidda ka mid ah oo uu ku doorsanayo, wuxuuna sharaxay Soomaalidu in ay tahay vader isku dhaqan, diin & luqad ah.

"Waxyaabaha Aan wadankeyga u safrin lahaa waxey tahay haddii Aan heli karo shirkadaha sameeya wadooyinka, waayo Aad ayaa loogu baahi qabaa wadankeena, waddooyinkeena oo DHAN waa burbursan yihiin waxaan codsan laheyn in xaaladda wadanku Marka ay degto in Nederland ay ka saacido Soomaalida dhinaca dhismaha, tan boerenkool ee muhiimka ah waxey tahay waxaan jeclaan lahaa in dadkeygu bartaan is Mariska & kaaska, waayo waa Cuno waxtar u leh bini'aadamka "ayuu yiri Max'ed.

Cusmaan Max'ed Abuukar oo ka jawaabayey su'aalihii ugu badnaa ee ku saabsanaa Soomaalida, wuxuu sawir guud ka bixiyey in dhibaatada Soomaaliya aaney aheyn sida ay saxaafadda u buunbuunineyso oo Soomaaliya waxa ka Jira ay ay tahay horumar bulshadu sameysay & dagaalo Aan dhamaaneyn, wuxuuna warbixintiisa ku xusay Safar uu goor dhow kaga soo laabtay Soomaaliya, isagoo tilmaamay in gobolo Badan oo uu tegay ammaanka ka Jira aanu ka jirin wadamo Yurub ah, oo meelaha ay ay dagaaladu ka socdaan tahay caasimadda & deegaano ku dhowdhow.

"Soomaalida waa papa u baahan in iyaga un la isku daayo, haddii faragelinta laga joojin lahaa waxaa xaqiiqo ah in XAL degdeg ah uu iman lahaa" ayuu yiri Cusmaan, wuxuuna xusay maart walba oo arrimaha Soomaalida laga hadlayo la soo qaato dhinaca "Negatieve- KA ".

"TV-yada caalamka waxaa laga daawadaa dhinaca Xun ee Soomaaliya SIDA Burcad badeeda, laakiin runta kama sheegeen Halka ay ka timide mushkilada Soomaaliya ragaadisay & xalkeeda" ayuu yiri Cusmaan.

"Qofka Nederlands-ka ah ee wadankan u dhashay haddaad kulantaan hadalkiisa ugu horreeya wuxuu ku billaabayaa cabashada dhinaca cimilada, balse Marka ay qoraxdu kulushahay halkan waxey kaga dhigan tahay oorlog cusub oo farxad leh, balse annaga wadankeenu mar walba waa cimilo Aan kuleyl aad Ahna aheyn qabowna Aan aheyn oo Meel dhexaad ah "ayuu yiri isagoo sidoo kalena xusay in Badda Soomaaliya ay ka duwantahay tan wadankan oo ay tahay (Blue occean).

Cusmaan wuxuu garowshiiyo ka bixiyey in Soomaalida Marka la weydiiyo su'aalaha qaar, SIDA su'aasha ku saabsan, waxa ay ku dirirayaan iyaga oo isku diin, dhaqan & luqad ah in ay ku adkaaneyso inuu jawaab ka bixiyo, wuxuuna sheegay in qof kasta oo Soomaaliya dambi ka gala in maxkamad la hor keeno doono waqtigeey noqoto.

Awale Aden New Song 2011

Booqashadii Mahiga Ee MN Copy

donderdag 13 oktober 2011

Somali Government in 1980

Markacadeey Interview With Amb. Augustine Mahiga

Part 3: Dood shirkii Baadigoob Johannesburg May 31 - June 1

djib:neima djama miguil

axmed naaji Nabad iyo nolol

Knapen looft Somaliland om anti-piraterij


Knapen looft Somaliland om anti-piraterij
08-06-2011 20:54
Staatssecretaris Ben Knapen

DEN HAAG (ANP) – Staatssecretaris Ben Knapen (Ontwikkelingssamenwerking) bracht woensdag een bezoek aan Somaliland, een noordelijke regio van Somalië. Hij had daar een ontmoeting met president Mahamoud en met de minister van Buitenlandse zaken. Somaliland kan een voorbeeld zijn voor de rest van Somalië, stelt Knapen.

Dit heeft te maken met het preventiebeleid ter voorkoming van piraterij. „Vanaf de kust van Somaliland worden geen piraterijaanvallen uitgevoerd. Het is belangrijk dat instabiliteit en piraterij in de omringende regio niet overslaan naar Somaliland”, aldus de bewindsman.

Knapen bezocht verder een gevangenis waar 87 berechte piraten zijn gedetineerd. Nederland gaat via de VN-organisatie tegen drugs en criminaliteit (UNODC) een miljoen euro bijdragen aan een nieuwe gevangenis. Deze is onder meer bedoeld voor piraten.

AHMED NAJI ILAAHOW NABADBAADI

heedhe hoobalowa

ahmed naaji leylaay somali music

ahmed naaji

Axmed Naaji Sacad - Anaa Oofin Waaye

Ahmed Naaji Sacad Gaarida Baaridaa Haween With Lyrics

TUSMO

samsam & cawaale,qaaya badanidaa

cawaale adan iyo zamzam ali rooble part 1

somali music

Hees u gaar ah ugaas mustafe mohamed ibrahim.wmv

SOMALI RAXANWAYN HEES JIRIIRICO

Somali Raxanwayn hees wadani ah

SOMALI RAXANWAYN HEES JIRIIRICO

woensdag 12 oktober 2011

Ontmoeting met de gemeente Leiden

Al een aantal keer heb ik, Ahmed Magan, een gesprek gehad met vertegenwoordigers van de gemeente (buurtopbouwwerk en beleid). Ook deze week was dit weer het geval. Dit om te bespreken hoe de gemeente ons zou kunnen ondersteunen. Natuurlijk hebben we veel wensen. Deze heb ik ook besproken. In hoeverre er, in deze tijden van bezuiniging, aan tegemoet kan worden gekomen, is op dit moment nog niet duidelijk. Waar ik in ieder geval op wil focussen nu, is dat de sportactiviteiten voor jongeren op korte termijn van start gaan, en dat we als vereniging een plek krijgen waar we de Somalische gemeenschap een paar keer per week kunnen ontvangen. Gewoon voor de gezelligheid en saamhorigheid, maar ook om de verdere administratie klaar te maken, de gemeenschap in kaart te brengen, zodat we op termijn elkaar nog beter van dienst kunnen zijn. Wat ik het liefst zou willen ontwikkelen op de middellange termijn, is een talentenbank. Iedereen kan wat, en heeft iets wat de ander misschien niet kan? Hoe kunnen we elkaar het best helpen en daarbij ook wat meer gemeenschapszin krijgen. Zolang we allemaal geïsoleerd blijven, zit er geen vooruitgang in, terwijl soms: 1+1=3!
Behalve bovenstaande punten, ben ik aan het onderzoeken hoe we ons op cultureel gebied meer kunnen profileren. Leuk voor onze eigen gemeenschap, maar ook interessant voor alle overige inwoners van Leiden e.o. Het is ook wel eens leuk om positief in het nieuws te komen. Iedereen die mee wil denken/werken, kan contact met me opnemen.

Met vriendelijke groet,
Ahmed Magan, voorzitter

dinsdag 11 oktober 2011

Hees Maay Tiileeya Kuusow Kuntiwareey.

African Institute of Leadership

Hees Maay Hadijoow Fanaanki Caruus.

Vordering Dahabshiil afgewezen


Vordering Dahabshiil afgewezen
Breda , 8-2-2011

De voorzieningenrechter van de rechtbank Breda heeft een vordering van de internationale financiële organisatie Dahabshiil afgewezen. Dit bedrijf had geëist dat een in Breda wonende Somalische journalist publicaties van internet verwijdert en rectificeert die het bedrijf in verband brengen met strafbare feiten zoals financiering van terroristische organisaties en het uitlokken van moord op een Somalische zangeres. De rechter ziet op basis van de door Dahabshiil voorgelegde artikelen binnen het bestek van dit kort geding onvoldoende bewijs voor onrechtmatig handelen door de journalist.

De Somalische journalist woont sinds enkele jaren als erkend vluchteling in Nederland. Hij heeft een eigen website en schrijft ook artikelen voor de Somalische website www.sunatimes.com.

Volgens Dahabshiil wordt de goede naam van het bedrijf door artikelen op de websites aangetast en leidt dit tot reputatieschade. Van drie van de vier door het bedrijf aangehaalde artikelen acht de rechter echter niet aangetoond dat deze door de journalist zijn geschreven of onder zijn verantwoordelijkheid zijn gepubliceerd. Een vierde artikel verwijst naar een anonieme bron. De rechter vindt het binnen de context van de Somalische problematiek begrijpelijk dat de journalist deze bron niet onthult.

Dahabshiil is een internationaal opererend ‘moneytransfer’-bedrijf met wereldwijd 24.000 vestigingen, dat vooral Somalische klanten bedient die geld naar hun thuisland sturen. Het hoofdkantoor is gevestigd in het Verenigd Koninkrijk.

Hees Maay Tiileeya Kuusow Kuntiwareey.

Hees Maay Hadijoow Fanaanki Caruus.

Hees Maay Hadijoow Kusuow Kuntuwarey.

SOMALI RAXAWEYN ABWAAN SAHAL MACALIN

Heestii maanta iyo Inantii Quruxda

Aminarts.com Presents Koonfur iyo Waqooyi

vrijdag 7 oktober 2011

woensdag 5 oktober 2011

www.sanaagmedia.com

Somali Airlines

Falis iyo Ikraan oo Heeso isugu Jawaabay Fanaanada Waayaha Cusub Falis i...

Waayaha Cusub - Idaaya

Waayaha Cusub - Idaaya

Waayaha Cusub hees Garaadley by Falis Abdi 2011.flv

Cumar Dhuule

Cumar Dhuule (Haatan Iyo Dan)Hees

Cumar Dhuule HeeS

Cumar Dhuule - Yaxaas

CUMAR DHUULE - BUURDHAAB

Cumar Dhuule HeeS

somaliland 2010 uubaale ( 2 )

somaliland 2010 uubaale ( 1 )

Somaliland 2011 geel cabaaya .flv

The next genetration somali Documentary part 4

The next genetration somali Documentary part 3

The next genetration somali Documentary part 2

The next genetration somali Documentary part 1

Magaallada Amsterdam oo ay ka furmeyn Ciyaarihii Qaboobaha ee Somalida Y...

Magaallada Amsterdam oo ay ka furmayn Ciyaarihii

Hard to Belive R.I.P Isma Brown

maandag 26 september 2011

Somali beauty (Amira Ahmed is Half somali-Half philipino)

Webiyo Isu Ooman, iyo Xareedinta Qaraaxadda iyo Maanyeynta Codkii Magool...

Somalian Girl Singing Sudanise song.

Asha Abdow Kisuwahili Song

Asha Abdoo

Awes khamiis (waa kulla guuraa )

SOMALI BANTU ALI AND ISHA WEDDING

HEES - XAMAR CADE

'Somaliërs geven liever onderwijs en gemeente de schuld'


'Somaliërs geven liever onderwijs en gemeente de schuld'
Toine van Corven − 24/11/00, 00:00
Qat ligt gevoelig in de Somalische gemeenschap en zo zijn er meer taboes. De (legale) drug qat is een bron van echtscheiding en andere problemen. Veel Somalische mannen kauwen 's nachts qat. En overdag slapen ze.

O wee, als iemand daar iets van zegt. Zoals deze week in het Brabantse Berkel-Enschot, waar werd geconfereerd over Somalische jeugd en de toekomst. Conclusie: integratie is nog ver weg.

De congresgangers vormen een mix van Somalische mannen en vrouwen van 'zelforganisaties', vertegenwoordigers van instellingen, ambtenaren van gemeenten, provincies en rijk. De aanleiding: op tal van plaatsen gaat het met de integratie van Somaliërs (30000 in Nederland) goed fout.

Alarmerend waren onlangs berichten uit Tilburg-Noord, waar onderzoek heeft uitgewezen dat het treurig gesteld is met de criminaliteit (42 procent), werkloosheid (70 procent) sociale fraude (20 procent) en talenkennis.

Het CDA in de Tweede Kamer stelde onlangs vragen over de situatie in Tilburg. Waaraan denken veel Somaliërs dat het ligt dat er zoveel problemen zijn? Niet op de eerste plaats aan de Somaliërs zelf, klonk door op het congres. Eerder aan de gemeente, de school en de onderzoeker die 'stigmatiserende' cijfers presenteert.

Op de conferentie vertellen vier (bijna) afgestudeerde Somalische jongeren hun 'succesverhaal.' De Somalische discussieleidster A. Hersi, in Leiden afgestudeerd als politicoloog, schroomt echter niet ook netelige kwesties aan te snijden.

,,Nederland wil dat ik mij aanpas. Ik wil zelf de grens bepalen; mijn cultuur overdragen aan mijn kinderen'', zegt een studente. In wat staat de Nederlandse cultuur dat dan in de weg, wil Hersi weten. Verder dan 'hoofddoekje' komt de studente in haar antwoord niet.

Hebben de succesnummers ook vrienden die qat kauwen? ,,Wat is daar mis mee?''

Het onderwerp ligt gevoelig. De zaal komt in beweging. Qat ontwricht hele Somalische gezinnen en arbeidsrelaties. Echter: ,,Het is beter om over discriminatie te praten'', vindt een Somalische man.

De discussie zou, volgens program, nog een kwartier langer duren, maar vanwege de oplopende spanning, maakt de dagvoorzitter er gauw een eind aan. ,,Van qat mag je niks zeggen. Somaliërs zoeken de problemen niet bij zichzelf, maar geven liever anderen de schuld'', zegt discussieleidster Hersi achteraf.

F. Maalim, trainer bij Vluchtelingenwerk Nederland, krijgt het woord. De culturele kloof is zo groot, dat hij al blij is als 10 procent van de Somaliërs in Nederland succes heeft. ,,Buitenshuis is de opvoeding van kinderen een taak voor de school, vinden Somalische ouders. Zij voelen zich dan ook niet geroepen om over (de problemen van) hun kind te komen praten. Terwijl Nederlanders zich vertwijfeld afvragen waarom Somalische ouders niet komen opdagen. ,,Ergernissen door misverstanden'', aldus Maalim.

Met het schokkende Tilburgse onderzoek over Somaliërs is hij gauw klaar. 70 Procent van de Somaliërs werkloos? ,,Als iedereen van 0 tot 65 jaar tot de beroepsbevolking wordt gerekend, kom je daar wel op uit.'' 42 Procent crimineel? ,,Als je elke Somaliër die vier keer met de politie in aanraking komt voor vier Somaliërs telt.'' Waarom doen Somaliërs over wetenschappelijk onderzoek altijd zo sceptisch, vraagt iemand. ,,De wetenschap is niet gewend ons te onderzoeken. Er komt geen antwoord op vragen waar het over gaat.''

Een Tilburgse ambtenaar wil weten waarom veel Somaliërs uit Tilburg vertrekken. ,,Wat denkt u?'', ontwijkt Mimaad de vraag. De ambtenaar: ,,Door de onderlinge vetes.'' Mimaad verkiest te zwijgen. Een Somaliër in de zaal zegt het te weten. Het onderwijs is schuld. ,,Somalische kinderen krijgen hier op een veel te laag niveau les.''

De rijksambtenaar die als spreker optreedt, constateert dat de integratie 'niet helemaal perfect verloopt.' Er moet iets gebeuren. Werk, Nederlandse les en respect voor elkanders cultuur zijn sleutelwoorden. De Somalische gemeenschap zou bovendien minder afwachtend moeten zijn. Een goede raad aan Somaliërs richting Nederlandse maatschappij: 'Laat u de kaas niet van het brood eten.'

| |

'Somaliërs geven liever onderwijs en gemeente de schuld' - Archief - TROUW

'Somaliërs geven liever onderwijs en gemeente de schuld' - Archief - TROUW