modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE

modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE
SAB END SAMAALE

A long way to go for peace

A long way to go for peace
somalia

HIDO IYO DHAQAN

HIDO IYO DHAQAN

Pageviews vorige maand

maandeeq leiden

zondag 27 november 2011

Idaaya falis Abdi

Hees Cusub Falis Abdi (Waayaha cusub) - Badbaado - By Deeyoo.com

Badbaado by Falis Abdi Hees Cusub 2011

Heestii Xilka dhabarka saar Djibouti

Maxaa ani iigu jira - Careys Ciise Kaarshe - Raadraaca Fanka.mpg

Waving Flag - K'naan Warsame ft Nancy Ajram نانسى عجرم

Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011

Somali Dhoylaay Magool Radio Jigjiga

Michael Jackson - Remember The Time

Mo - Lovekiller (lyrics in description)

لوحة الصومال 1/2

Hees Wadani Somalia & Kuwait - SomaliSwiss.net

Somali performance in China

Hees GARAADLAAY By: Falis Abdi Maxamuud

Geesi iyo Hanad 2

Cumar Dhuule (Weheey Waaqlaan Ubaxey) Hees

hees cusub 2010 JAALALEELEEY HAJABA HAJABIN

Somali: Waxaan Ahay Naftii hurre

Sayloo Guyaal Badan

Somaliland Hawd and the red sand

Philosophy of Liberty

Kosovo's Independence Recognised by UN as Legal

hees somaliland garnaqsi.f4v

Somaliland President Ahmed Siilaanyo Visited British navy ship in Port o...

King Khalid: Dulmiga Caashaqa Kadaah

zaterdag 26 november 2011

Hussein Shire iyo heestii Ambassador Mahiga

MAANDEEQ NATION


Dear Reader,

First and foremost, it is my pleasure to welcome you to the Maandeeqnation blog.

It is important for every blogger to explain and clearly define what role his or her blog will play in tackling the specific subject that it has chosen as a topic.

It is from this point that I announce that the entries you will read in these pages will be about Somalia. Some of you may be wondering what the word Maandeeq stands for and how it is linked to Somalia and its people.

Maandeeq, in the literal translation of the word from Somali to English, stands for a she-camel. However, in the context of the Somali experience, it is viewed more symbolically than from what the word actual stands for. The “she-camel” imagery, pioneered mostly by Somali poets during the colonial era and the struggle for independence, was later translated to denote sovereignty and autonomous rule of the Somali government and people – both at the national and state level.

It is from this relative background that I got to name this blog Maandeeqnation: a blog which discusses the nation-state of Somalia.

Besides, the discussions in this blog will be carried out in many levels; all in all, in terms of politics, economics, industrial, social, educational, and even in terms of the activity (or inactivity) of institutions such as the media, NGOs and even the civil society in Somalia.

I hope this blog will go a step ahead and make all of us appreciate the crisis that has evolved and is still enveloping in this Horn of Africa nation. I hope my entries will enable many people to discuss the role of governance, leadership and transformational politics in trying to save this country from its own political death.

I was born in Nairobi, Kenya and am thus a Kenyan citizen by birth, but I have had the privilege (if you would like to call it so) of living close to 8 years in Somalia’s capital, Mogadishu. I went through my primary and secondary education in this war-torn country. I had quality education; great religious teachings; made good friends; had both violent and friendly neighbors; and lived a prosperous life in Hamar (another name for Mogadishu.)

Now that I am no longer living there, it is important to look back and try to make sense of the mess that is ruining this country. (The political situation on the ground in Somalia has compounded since I left in 2005.)

I leave with you the English translation of the great poem “Maandeeq” by the Somali poet, Abdullahi Suldan Tima’ade, which is considered as one of the most influential poems in Somali language.

Hope you enjoy it.

Don’t forget to leave your comments, ideas and thoughts. They are every bit worth it.

Thanks.

Abdi Latif Dahir

****

The she-camel carried off from us by colonialism whose tracks I’ve kept following

The she-camel on account of which, for so many, springtime sleep has escaped

The she-camel we clung to wherever she was

The she-camel for whom we sleepwalked over every obstacle

The she-camel whose protection is the night owl’s wailing call

The she-camel whose rearguard poison-snake struck death

The she-camel whose possession the two foreign accomplices contended

Clasped was freedom by force, it wasn’t bestowed on us

Grown men and youths on the day they leagued together

When God helped us and victory was the people’s

The she-camel whose victory chant I composed and sang

The she-camel for whom I spread out thorny fronds of acacia and maraa-tree

The she-camel for whose sake we bore hunger and such thirst

When her time came at the noonday of the birth pangs

Her udders full ready to suckle

Only the man of un-wisdom holds her lactation can be stopped

When we had no missiles, nor automatics

The she-camel to defend whom from the lion we dared not back away

Leaving her to the ostrich is something that will not happen!

Waha Leyabe - Marta Getachew (Ethiopian Somali Music)

Qoomaal , Somali song,hees soomaali

Qoomaal - Kaa herey

Heestii Hooyo Macaan

Somali Bantu wedding in boston mass 2011

Somali Bantu Stars

Somali Bantu wedding in boston mass 2011

calanyahow ha dhicin dowlada Gobolka sh/dhexe ee jiinwabi barro

Puntland waa hees cusub

Xaawo Kiin iyo Heestii Kaalay Guusha Soo Raac

Somaliland 18 may 2011

Heesta Dastuurka -By Axmad Naaji - Allsomali24.com.flv

Shirweynaha Haweenka DigilMirif Qeybta 1

Shirweynaha Haweeka DigilMirif Qeybta 2

HESTII UDUBLAND

Warbixinta Udubland baafo 08 06 11

maandag 21 november 2011

Ahmed naji sacad waala aaweeyaa (shareero stars)

SOMALIA VS YEMEN Football: Rare Video

Somali Football Teams Before Civil war

Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011

Farxiya fiska iyo Abdifatah yare

Sayed Khalifa - Ana Maly w Malo

Dead Prez Presents M1 ft K'Naan & Story James - Till We Get There

Pata Pata by Miriam Makeba

The Iftin Band talk to me babby.wmv

The Iftin Band before i let.wmv

Somali Jazz jeeri bust lose.wmv

FOR JIRDE jeri keep dancing.


Siilaanyo waxa uu u dhigmaa Hans ( Hollandiis) : George Washington ( USA ), Sir Wisiton Churchull ( UK ). Helmut Kohl ( Germany ). De Gualle ( France) iyo Uyl-ka ( Holland ), Mandella (SA), Gaandhi ( India), Laakiin dadkiisu may garan weli taas! By: Cali Cumar Xasan. Subject: Hans ( Hollandiis) : Siilaanyo waxa uu u dhigmaa, George Washington ( usa ), churchull ( uk ). Helmut Kohl ( germany ).,De Gualle ( france) iyo Uyl-ka ( Holland ), Mandella (K A), Gaandhi ( India), Laakiin dadkiisu may garan weli taas !. '' Dood xalad iyo xiiso-ba leh ''. - Hans, oo ah nin u dhashay dalka Holland lana shaqayn jiray sida uu igu yidhi, hay' adaha qaxootiga ee UNHCR, iyo kuwa dalkan Holland gudihiisaba ah mudo aad u badan, oonu ku kulanay shaqo '' masshruuc '' uu leeyahay xafiis caawiya dadka qaxootiga ah ee ku cusub dalkan Holland, ayaa si lama-filaan ah xili aanu ka nasanaynay hawl-maalmeedkii aanu haynay sheeko noo bilaabantay, is bariidin iyo kaftan yar ka dibna waxa uu ila soo tiigsaday Su ' aal ahayd, ma Somaliland baad ka timid mise Somaliya, ana si kaftan ah ayaan ku idhi maya ee waxan ka imid Surinaam (dal hollandiisku gumaysan jiray oo ku yaal Latin amerika), qosol dabdeed waxa uu ii raaciyay, dhogortii iyo dhigaalkii ( midabkii iyo qaab-dhismeedkii ) Surinaam-ta ma lihid, oo iska daa wax kale ee Ethipaan ma tihid ee Somaliland iyo Soomaaliya ayaad mid ka timid saw maaha? waxan ku idhi hadii aan jawaabta kuu fududeeyo, Somaliland ayaan ka imid, sidedse ku garanaysaa kala duwanaanshaha ilaa heerkaasa adigu ma si gaar ah ayaad u baratay kala sooca dadka, waxan u sii raaciyay weliba anoo hoos u gujinaya, ma foormuladii '' Appartheid system '' -ka ahayd ee Dutch-ku caanka ku ahaa ayaad adeegsgeeda xaraash ( xeel dheere) ku tahay? - Halkaasaa ay sheeko dheer oo is-barasho iyo dood kulul oo qadhaadh oo socotay dhawr cisho oonu wada shaqaynaynay ka bilaabantay, waxa aanu kolba dhan ka cosobsano geeska Afrika iyo waayaha siyaasadeed een is-tarka muuqda lahaynba, waxa ay arintii ku soo aroortay halkii aan ka imid iyo gayigii barakaysnaa ee Somaliland, oo shaw uu ninkani ( Hans ) aad isna ula socdo taariikhda iyo is bedelada ka jira labadaba aadna u xiiseeyo weliba, waxa uu ii sheegay inay dad badanoo reer Somaliland ah kulmeen, oo qaarkood wada shaqeeyeen Somaliland intay jirtay iyo intii ka horaysayba ( xiligii Soomaaliya ).Mar aanu soo hadal qaadnay waxii ka dhacay Soomaaliya dalkii la odhan jiray berigii hore iyo waxa hadadan ka socda, oon dabadeedna anigu ku soo daray sheekada waxa ku sanduleeyay dadka reer Somaliland inay dib ula soo noqdaan qaranimadoodii, waxa isaga oo si ay qiiro ka muuqato aan ahayn ta Ilmadi Yaxaaska, ee dhab ah, uu dareenkiisa oo bedelan igu yidhi waan ka xumahay waxii la gaadhsiiyay dadkaa, Somaliland godob badan ayaa laga galay oo Soomaalida iyo caalamkuba ka galeen, dadkeeda waa la xasuuqay oo dad aad u badan ayaa taliskii Siyaad bare ka dilay, iyadoo sharci ahaan xaq u leh ayaa hadana aan weli caalamku aqoonsan, waana arin aan gar loogu lahayn Somaliland ayuu yidhi. Waxa uu yidhi kala danbayn iyo nabad ayaa ka jirta Somaliland, hase yeeshee buu yidhi sidaasoo ay tahay saluug weyn ayaa jira oo dhanka Siyaasada ah, waxana aan aaminsanahay ayuu yidhi, inaanay waayin reer Somaliland dad aqoon, karti , dal jacayl, daacadnimo iyo waayo-aragnimoba leh oo dalka wax wayn u qaban lahaa, dadkase dalkaa lehi waxad moodaa inay is hagranayaan, oo dalkoodana ay la hadayaan. - Halkaa markuu marayo ayaan ku idhi Hans-oow, reer Somaliland waxay ku maahmaahaan '' nin-na biyo uu hayo korkiisa kama hagrado '' ee malaha waa naga bas oo intaasaanu dhaafin kari laanahay, markaasuu Hans igu yidhi ha odhan sidaa, reer Somaliland rag baa ku jira heer Caalami ah, oo xataa ka culus heer qaaradeed, anoo dhegta yara taagaya oo is-leh toloow maxuu soo wataa ayuun buu igu yidhi Hans, hadadanba madax fiican waad leedihiin oo Daahir Riyaale-ba waa ok-eeye, ee dalku waxu u baahan yahay rag uu ka mid yahay nin aad qaali u ah, oo aqoon balaadhan oo dhan kastaba ah leh, oo magaciisa la yidhaa mudane Axmed ee maanad aqoon? Axmed-yadu waa badan yihiin ee, Axmed ayo ayaan waydiiyay ? markaasuu Hans igu yidhi hogaamiyaha Kulmiye, aad iyo aad baan jawaabta ninkan Hollandiiska ahi i siiyay ula yaabay !!! waxan ku celiyo waan garan waayay waayo? inuu sidaa dadka u kala yaqaan maan filayn, ana. markaasaan kula kaftamay, waar malaha Kulmiyaad u ololaysaa ood taageertaa nin aan Somalilander ahayna waabad u muuq eg tahay-e?. Waxu isna isaga oo ka jawaabaya Somalilader ma tihidii yidhi, adba dhalasho Nederland-ah waad qaadatay/ qaadan kartaa, xisbigaad doontana halkan ( Holland ) waad taageeri kaartaaye, maxaad aniga iigu diidi hadaan Kulmiye Taageero?, waxa uu intaa ku sii daray oo uu yidhi, Siilaanyo waxa uu ka mid yahay tiirasha ugu waawayn ee dalkan salka u dhigay hayana, dalkuna uu nin tayadiisa oo kale leh aad iyo aad hada ugu baahan yahay. Waxan ku idhi ninkoow ( Hans ) mar hadaan soo hadal qaadnay Xisbiyo la taageero, anigu kuwa halkan '' Holland '' waxan taageeraa xisbiga shaqaalaha ( PVDA), oo ah ka u daneeya inta badan danyartam oon ka dhex arkayo inuu saamayn ku yeelanayo nolol-maalmeedkayga, hase-yeeshee Xisbiyada Somaliland waa iskugu kay mid horta, oo midna aniga si toos ah hada ahaan iima khuseeyo, waxanse jeclahay in dalkayga Somaliland helo, dad wax u qaabta, intaanan dhamayn buu yidhi ninkii Hans, waad hagaagsan tahay ee hadaba KULMIYE taageer, waa rajada kali ah ee dalkaase, waxa uu ku sii daray intaa, in yaroo kaftan ah oo uu leeyahay mise sidaa hada dalku uu yahay ayaad rabtaa inaad ku daawato, waar ka kac meesha magaca jirye ayuu yidhi. Isku soo duuboo, gunaanadkii doodadayadii dheereed ee mudada socotay, waxa uu ninkaa Hollan u dhashay ku soo gunaanaday reer Somaliland ha gartaan, George washigtin-kooda, Churchil-kooda, Mandela-hooda, Gaandhi-gooda ......... Isaga oo ujeeda mudane Siilaanyo !!! , haday doonayaan inay hore-u-maraan, dal kastaaba waxa uu kobcaa inta aqoonta dadkiisu kobocsan tahay ayuu yidhi, waxan ana ku raacay eraygaa khatinka ah, ee ah, wax-aqoon baa dal daajisa ! Somaliland ha jirto oo ha Joogto. - Cali Cumar Xasan. - afraad_4@hotmail.com

Afbeeldingen in dit bericht

The Iftin Band ubax la moodyee.wmv

The Iftin Band Xabiib

Xabiib Lady

Xabiib Sharaabi heeso Somali