modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE

modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE
SAB END SAMAALE

A long way to go for peace

A long way to go for peace
somalia

HIDO IYO DHAQAN

HIDO IYO DHAQAN

Pageviews vorige maand

maandeeq leiden

maandag 2 mei 2011

furitaanka shirka maandeeq


BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM

UJEEDO: MACSUUMAAD(uitnodigen)laga bilaabo maalinta jimcaha ah . bisha meina ay tahay
20/5/2011 saacaduna tahay 19:00 ilaa 23:00 waxaan qaban doonaa
kulan ama isu imaansho
ku saabsan ururka ama somali verenigeng in leiden & katwijk kaa oo
dib u habayn lagu sameeyey loona magaacaabay hogaan cusub.
hadaba waxaan ka codsanaynaa dadwaynaha sharafta leh inay si xil
kasnima leh uga soo
qayb galaan kulankaas si aan ugu soo bandhigno waxa aan doonayno inaan qabano
idinkuna aad aaradiina ka dhiibataan iyo wixii su,aale ah ee aad ka qabtaan anaguna
waxaan balan qaadaynaa inaan idinka qancino waxaadna heli doontaan macluumaad qoraal
ah waxa uu yahay ajandaheenu ku saabsan uruka wax qarash ah oo laydan ka rabo jirto
cabitaanka iyo coffeega maalintaas waa bilaash oo waxaa bixiyey maamulka.
Hadaba waxaad is waydiin kartaan waa ayo hogaan sare ee ururka ka bogo halkan
hogaanka waxaa weeye sidan
1=Axmed Cabdi Magan, voorzitter
2=Abdullahi Maxamed Cabdi, secretaris
3=Salaad Cusman Cabdulle, penningmeester
4=Mustafe, controleur
hawshu ama dhismaha ururka waa balaran yahay oo dhismihiisa waa qabyo
waxana dhiman wada tashi idinkuna waxaad ku leedihiin ra,yi tusaale
taasina waa waxaan
idiin macsuunay ee fadlan waxaan mar kale codsanaynaa inaad
ilaalisaan waqtiga 19;00 ilaa23;00
Damlaan 2-A, 2332 XH Leiden