modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE

modern nation-state maandeeq union NU2011 EX-SOMALIE
SAB END SAMAALE

A long way to go for peace

A long way to go for peace
somalia

HIDO IYO DHAQAN

HIDO IYO DHAQAN

Pageviews vorige maand

maandeeq leiden

maandag 12 december 2011

zondag 11 december 2011

waaba layga darayaa

Ayaan Hirsi Ali on Islam

Caro Emerald & Brook Benton - You're All I Want For Christmas

Somali Lyirics - Song - Waan kuu waramaya - By Khadar Ilkacase

MALCOLM X EXPLAINS SOMALILAND STATE IN 1960

Somaliland History 1960-1988

KALGACAYLKU WAA QANI (HEES)

Qoomaal - Kaa herey

Shabeel Naagood Part 6

George Michael - Faith (US Version)

Abba - The Winner Takes It All

Phil Collins - Another Day In Paradise

xabiiba tooxow Laabdooxan

Ali Mohamed Geedi, Former PM Of Somalia (VOA-Jan-25-09) Part-2

Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]

Heestii "XUBBI" By Al-Fanaan Mandela.

Ciyaartii Heerimahe ee Dhaqanka Soomaalida Ogaadeniya

Xabiibo Xasan Tooxoow 2

k'naan song call (My God) Live at BB King feat Mos Def

K'NAAN - FATIMA [+LYRICS]

TLC waterfall goes bad

Somali Lyrics - Song - Onkod- By Boqol

Sinéad O'Connor - Nothing Compares 2U

Simply Red - Stars

Nimco Jaamac-buuraha u dheer

Mo Jacksi Brown - Lovekiller - Gullruten 13.05.11 - HD

BAD BOYS - BOB MARLEY

Carl Douglas - Kung Fu fighting, 1974

Hees GARAADLAAY By: Falis Abdi Maxamuud

Last interview of Mohammed H.I. Egal, The late Somaliland President Pt3

Somali independence Day 1960

Qaxootiga Galaya Xerada Dhadhaab

James Brown-This is a mans world.

Womack & Womack - Teardrops

zaterdag 10 december 2011

Fadumo Ali Maandeeq - Inaan Bug Saday

Amadou and Miriam ft K'naan - Africa

Amadou & Mariam - Ce n'est pas bon

Um Ricka - Wale Ft. K'Naan (Back To The Feature)

4 U- SGC(Somalian Golden Child)

Somali people :Who really are they ?

Somali skin Vs White(European) skin

Somali beauty (Amira Ahmed is Half somali-Half philipino)

yasmin warsame-day in paris (part 4)

muna gabadh yar oo soodaniyad a oo aad qurux badan

TLC-Unpretty Remix (with Left Eye's rap)

M S Tubeec - nasteexo

M S Tubeec - jaawo geel

hees geel

Lionel Richie - All Night Long

Wham! - Wake Me Up Before You Go-Go

Qoomaal , Somali song,hees soomaali

Somali Dance Boondheere Folklore Songs Part 9

Waha Leyabe - Marta Getachew (Ethiopian Somali Music)

Oromoo intala booranaa

oromo music Dire dawa(Qamar yusuf)

new Somali songs 2010 with OROMO Cushetic familys video....

وردي - اغنية نوبية سودانية-Wardi - nubian song - ikaigely kmashka

Simply Red - Stars

Hees Wadani Qabyaalada Naga Daaye Fartuun Birimo By Alta Moha 2011

Maxamed Mooge Liibaan HALYEEY - Maxaa Deyr Cad Geel Halaabay

Hoballadii Waaberi @ Festac '77, Lagos, Nigeria

Seven Reasons Why A "Somalian" Will Never Be A Successful International...

Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011

Somali Dhoylaay Magool Radio Jigjiga

Daalo Aragtideeda

Cumar Dhuule - Salgula - SomaliSwiss.net

Shirkii Khaatumo

Inta aan Gaareeyn Gacanteeydu Meel Sarre Nimco Dj. Miguil

Interview with the current Somali President Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya

Xildhibaan qaylodhaan

Hussein Shire Jama - Heestii Profesor

Hussein Shire iyo heestii Ambassador Mahiga

Dhoof jacayl By Xaawo Kiin hees cusub.

My Famous Letter To Madonna And Angelina Jolie

Madonna - Like A Prayer Official Music Video HD

Phil Collins - Another Day In Paradise

hees qurbo

Massive Attack - Unfinished Sympathy

My Country/Small Axe by Bob Marley/K'naan(remix)

Heestii Hooyo Macaan

Soomaalida Qurbaha Dhib Kuheysta Rag And Dumar

geedi

SULFA IN THE 80's DARBI KA BOODOY

aduunyooy waalaleey

Bobby McFerrin - Don't Worry Be Happy

jekey - Kuusow Kuntuwaarow A.U.N

Qudbadii Prof Gaandi ee Jaaliyada Somalia Minnesota Part 1

TLC waterfall goes bad

mo money mo problems (best quality)

Magool Shinbiryahow Ma duushaa

Raage Ugaas, Amaanta Geela

vrijdag 9 december 2011

HIBO NUURA - SIDEYTAHAY NA FTAYDIYO-by Arrowtail

naag jinoole ah

Heesti Hasang Maay Maay song Posted by Hubeer'ow

Somali Lyrics - Song - Ani ki je'el lamii je'elidaa - By Libaan Kajeeli

lamy daarashy one of the best somali maay maay song brought to you by g...

Somali Lyrics - Song - Onkod- By Boqol

Tanya - Gabadh adag

Tanya - Laqan

Mohamed Ahmed "Ygerbetuw Aynama"

Mesach Semakula - Oseka ki New song 2011 Ugandan music Video Dj Din

OUMOU SANGARE clip 2011 inédit

Oumou Sangare ~ Moussolou

Boney M. "Daddy Cool" (Sopot 79)

Boney M. "Sunny" (video version 2006)

jeeri & luul jeylaani.flv

XUSUUS QURUXDA MUQDISHO 1988 - SOMALISWISS

Somali Documentary - FGM - 1988

The Iftin Band talk to me babby.wmv

The Iftin Band before i let.wmv

The Iftin Band feel the.wmv

xasan aaden samater - siraadey -by Arrowtail

Hassan Aden Samater iyo Khadra Dahir

Hassan Adan Samatar - Baladwayn

En Vogue - Hold On - Music Video (1990)

Soul II Soul - Back To Life

Simply Red - Stars

Awdal State Cannot Be Buried-Waagacusub tv

calanyahow ha dhicin dowlada cusub ee jiinwabi barro

Welcome Azania State of Somalia

HESTII UDUBLAND

Heestii Ximan Xeeb deeqa bilan www.heegantv.com

HEES CUSUB GAL MUDUG

Puntland waa hees cusub

TLC- Waterfalls (Instrumental)

King Khalid: Dulmiga Caashaqa Kadaah

cumar dhuule salgula hees somali

Limit to Submission (Somali Documentary 1980) part 2

Uma qalantid Cashaqa 1

Omar Shooli - Aniguna Suleekhay

Yamyam.flv

Cabdulqaadir Xirsi "Yam-Yam"(AUN) - Gabay

Maxaa ani iigu jira - Careys Ciise Kaarshe - Raadraaca Fanka.mpg

Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011

cashaqa xabiba xassan tooxow

hees cusub 2010 JAALALEELEEY HAJABA HAJABIN

hees cusub 2010 JAALALEELEEY HAJABA HAJABIN

Cabdullaahi yuusuf oo sheegay sirta Soomaaliya lagu baabi'inayo oo ah ka...

Shabeel Naagood 3

Somali Lyrics - Song - Waah waah - By Kuluc & Amina Abudulahi

Badbaado by Falis Abdi - Hees Cusub 2011

Fanaan Fanaan dhalay Da'uad Cali Masxaf iyo Siiciid Daa'uud Cali Masxaf ...

Seynab Cige iyo Salaad Darbi

Cabdulle Raage Abgaal ismaanoow

Ikraan Caraale Xuseen Niikiyow Hussein shirib Oslo Norway heestii Moxog

Mo Jacksi Brown - Lovekiller - Gullruten 13.05.11 - HD

Puff Daddy/Faith Evans/112 - I'll Be Missing You

mo money mo problems (best quality)

Maanso: "Kalaguran," wq Maxmed Ibraahim Warsame ( Hadraawi )

Waqti Dhaaxan

guubaabo ku socota dhulbahante

Hadrawi Daalaley.flv

GABYAA KHATAR AH

K'naan - Fatima w/ Lyrics

Samir by faadumo Maandeeq iyo axmed cali Cigaal with lyrics.

Marvin Gaye - What's Going On (From "Greatest Hits - Live In Amsterdam" ...

Janet Jackson - Together Again

Waberi #A

Heestii Xilka dhabarka saar Djibouti

Hees GARAADLAAY By: Falis Abdi Maxamuud

K'naan - Soobax (Official Music Video & Lyrics)

Ku Jar Hadalka Ku Jar

donderdag 8 december 2011

Xasan Adan Samatar - Dajiya

EK88 Holland Duitsland 2-1 Ultieme Wraak

Classic Ruud Gullit Goal Basel EK

Isha Baydhabo Xasan Adan Samatar Waagacusub Tv

Nimco Jaamac

Gabaygii Deeleey part1 ee Halyay, Abwaan Col: Yusuf Dheere Maxamed Sugaal.

Inta aan Gaareeyn Gacanteeydu Meel Sarre Nimco Dj. Miguil

Ma ogtahay Curyaankaba

Musharaxa Madaxweynaha Prof. Ahmed Mumin Warfa For Somalia President

Qaranimo Luntay

Af-qalaad Aqoonta miyaa?

hees qurbo

Xasan Aadan Samatar Gabdhoow Waayeelkadiin

Tanya Gedgedoonka Dunida Clips

Seven Reasons Why A "Somalian" Will Never Be A Successful International...

mo money mo problems (best quality)

Philosophy of Liberty

Lessons in music With Yasiin Jay

Anti-Tribalism Movement - Mayor Ahmed Omar said 'TRIBALISM IS A CANCER''.

yaasiin - usluub badaney

WAA RUNTAA GOOS GOOS RIWAAYAD QOSOL AH

Amin amir & heeskii Xaggeyga xoolaa ka tahee.flv

JAWAABTII XEEBTII XAMAR 2

Aminarts.com Presents Koonfur iyo Waqooyi

hARGEYSA IYO MUQDISHO

Somaliland 20th anniversary Somaliland vs Somalia by Amin Amir arts

Yaa duulaya oo soconaaya, Qaxooti yaa doonaaya, Dalka yaa ka dhoofaaya, ...

King Khalid: Dulmiga Caashaqa Kadaah

Michael Jackson - Remember The Time

Michael Jackson - Liberian Girl

Farxaan Xidig iyo Maryan Mursal - Buur baakugu gubane

waayaha cusub idaaya falis 2011

Somali Lyrics Presents - Farxiya Fiska - Dhamac Jaceyl - 2011 - (New)

2 Fanaan oo Si Yaab Leh U Jilay Hees Farxad By King Khalid & Ikraan Car...

sadaq seyga Balag

Interview With A Crazy African Professor ( Somali Comedy)

Qamaan Bulxan, Gabay Majeerteen ku saabsan

Qamaan Bulxan, silsiladii Haameey iyo Halac-Dheere

somali love song call (NAF-JACEYL HAYO)!

ahmed naaji

salam yaa somal

AHMED NAJI ILAAHOW NABADBAADI

Halaagii dhacey looma kalaharin.. Film cusub oo hada kasocda somalia.. w...

Funny Somali Names JAA JUUNMOOW

Miriam Makeba - African Sunset

M S Tubeec - nasteexo

M S Tubeec - jaawo geel

Sudanese Song - SALAH IBN BADIYA

woensdag 7 december 2011

Fanaankii Xasan Adan Samatar - Hadba Haadka

Hussein Shire iyo heestii Ambassador Mahiga

Gabay as Somali Blues - Airdarus

Somali Dj 247 Niiko cusub Qtr Eh

Somali Bantu Stars

Somali Bantu wedding in boston mass 2011

If Rap Gets Jealous - K'naan

Nomadic Status "Get Money" Refugee Allstars Music Video

NEW - K'Naan - Somalia / MF DOOM - Ballskin / Charles Hamilton - Most Li...

Marvin Gaye Lets Get It On

The Iftin Band Xabiib

The Iftin Band before i let.wmv

4 U- SGC(Somalian Golden Child)

Fire in Freetown - K'naan

K'naan - The Great Depression

Nimco Jaamac-buuraha u dheer 2011

Nimco yaasiin

Xasan Aadan Niiko Waalan

hees cusub 2010 JAALALEELEEY HAJABA HAJABIN

Men Ala3maq- sudanese song

Cabdulle Raage Abgaal ismaanoow

Aduunyadu rubucu hadee Nimco jaamac

Interview with Prof. Ahmed Samatar

SomaliLyrics SONG- Cabdi diini jamadeey

Somali Lyrics - SONG - Suuldhabale By Cabdi Diini

Somali Lyrics - Karaoke - Garasho iyo wanaag

HIBHA NURA SHIMBIRAHA

hiba nuura (GORAYADU LYRICS english and somali

Michael Jackson MTV Video Music Awards Performance 1995

Qoomaal , Somali song,hees soomaali

kuusow kuntuwarow A.U.N_hadiijow Studio Weydhacdaa.flv

dinsdag 6 december 2011

SOMALI SONG Soo noqo

Nimco yaasiin

Heestii Xilka dhabarka saar Djibouti

Webiyo Isu Ooman, iyo Xareedinta Qaraaxadda iyo Maanyeynta Codkii Magool...

Hees Somali - Aweys Khamis iyo Madina Cali

Hees Somali - Mohamed Ahmed (Kuluc)

Codka Salaad Darbi Ima Ogide waxaan Ahay

6666 baan kuguladhay kuqaadayso (gabadh cadaan ah)

Saynab Cige-Qabrigii Jacaylka

Cabdalla Nuuradiin Caashaq waa cusur SomaliSwiss net

Axmed Cali Cigaal Sida Dhoolka Gu'ga lyrics Somali Hees 2010 by PrinceY

Interview With A Crazy African Professor ( Somali Comedy)

Somali song-Dahab la moodyey

ma kaseen jecel kulelkis!!!!!!!!!!

Keydmedia History Clips - Caashaqa Geela - 1992 (Video Cajiib ah)

Somali Lyrics - Song - Waah waah - By Kuluc & Amina Abudulahi

Heesti Professor Kooxdha Qaylodhaan

maandag 5 december 2011

Hees aad u macaan, Hooyo - Boostow

Prof. Ahmed Mumin Warfa For Somalia President

Traditional Somalis

Traditional Somali dance

Wilisaqada Gobolka Hiiraan laga ciyaaro, ciyaarta jaandheerta,

Ciyaar Somali - Saylici

I love my wadan somalia

Afrikaan By Baarleex (Lyrics Rewritten By GuledCase)

Qarshe Raaqiya (Guledcase Remix) By Baarlex Feat Samatar

NEW Album 2010 - JAANGO ft Nimca Dareen

Ladi Waayey

fanaanadii weyneed

Soomaaliya: Maxaa kaqaldamay? Q1aad

Womack & Womack - Teardrops

Public Enemy - Fight The Power

2Pac - Changes

Songs of Hope (Mashup - K'naan, Matisyahu, Akon, Michael Jackson, and Th...

K'naan Going Away with Nelly Furtado

15 Minutes Away - K'Naan HQ Sound Widescreen

Puff Daddy/Faith Evans/112 - I'll Be Missing You

vrijdag 2 december 2011

Kinsi Xaaji aadan

Naftu Doqonsanaa by Cabdinaasir Macalin W/Lyrics

Beer Dilaacshe

Abdinuur Alaale - Iskukay Rogtee

saado cali vs cabdi nuur-alaale

Abdi Nuur iyo Nimco Jaamac

Fuad Omar.heshiis guur new song.2011..mp4

Aduun hawl lagama waayo 2

Hassan Aadan Samatar.3gp

xasan aaden samater - siraadey -by Arrowtail

Shirkii labaad ee Khaatumo.

Shirkii Khaatumo

Saado Cali Oo Hees Raap Ah Qaadeysay By Fantastic

Mo Jacksi Brown - Lovekiller - Gullruten 13.05.11 - HD

Mo 6. X Factor Delfinale Norge.flv

Knaan feat. Will.i.am & David Guetta - Waving Flag - Official Music Video

Somali music video King khalid

Somalia 1976 Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Hees Cusub.. Somali new song lyrics. codkii Amina Afrik.2011

Somali Lyrics - Song - Onkod- By Boqol

Ahmed Ali Egal- Barisamad Kaman ( request)

Axmed Cali Cigal durd

Nimco yaasiin

Nimco Jaamac

Qunbaha Malabka Nimco jaamac

Somali song: Fatima Abdillahi Maandeeq

hooyo macaan somalia

dinsdag 29 november 2011

HEES MAAY MAAY KUUSOW.flv.flv

Hussein Shire iyo heestii Ambassador Mahiga

Somalis; Origins, History, & Culture

SOMALIA 1800s Till 1901

ahmed naaji

Ahmed naji sacad waala aaweeyaa (shareero stars)

omar teesiyoow - heeso cusub 2010

Musharaxa Madaxweynaha Prof. Ahmed Mumin Warfa For Somalia President

Waberi #A

Fanaan Fanaan dhalay Da'uad Cali Masxaf iyo Siiciid Daa'uud Cali Masxaf ...

Samir by faadumo Maandeeq iyo axmed cali Cigaal with lyrics.

Hohey Dumarku-MaxamedNuur Giriig

Muuse ismaaciil Qalinle.flv

Waa adi daraadaa: +Lyrics Muse I. Qalinle Aun

Faaduma Qaasim (Aawahee)

Xasuus Fanaan Qaasim Hilowle-Waagacusub TV

Prima parte dell'incontro con il Primo Ministro Somalo Mohamed Abdullah...

Xasan Aadan Samatar - Gabdho waa yeelkadiin - SomaliSwiss.net

sudan_ مي عمر __ نالت علي يدها

zondag 27 november 2011

Idaaya falis Abdi

Hees Cusub Falis Abdi (Waayaha cusub) - Badbaado - By Deeyoo.com

Badbaado by Falis Abdi Hees Cusub 2011

Heestii Xilka dhabarka saar Djibouti

Maxaa ani iigu jira - Careys Ciise Kaarshe - Raadraaca Fanka.mpg

Waving Flag - K'naan Warsame ft Nancy Ajram نانسى عجرم

Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011

Somali Dhoylaay Magool Radio Jigjiga

Michael Jackson - Remember The Time

Mo - Lovekiller (lyrics in description)

لوحة الصومال 1/2

Hees Wadani Somalia & Kuwait - SomaliSwiss.net

Somali performance in China

Hees GARAADLAAY By: Falis Abdi Maxamuud

Geesi iyo Hanad 2

Cumar Dhuule (Weheey Waaqlaan Ubaxey) Hees

hees cusub 2010 JAALALEELEEY HAJABA HAJABIN

Somali: Waxaan Ahay Naftii hurre

Sayloo Guyaal Badan

Somaliland Hawd and the red sand

Philosophy of Liberty

Kosovo's Independence Recognised by UN as Legal

hees somaliland garnaqsi.f4v

Somaliland President Ahmed Siilaanyo Visited British navy ship in Port o...

King Khalid: Dulmiga Caashaqa Kadaah

zaterdag 26 november 2011

Hussein Shire iyo heestii Ambassador Mahiga

MAANDEEQ NATION


Dear Reader,

First and foremost, it is my pleasure to welcome you to the Maandeeqnation blog.

It is important for every blogger to explain and clearly define what role his or her blog will play in tackling the specific subject that it has chosen as a topic.

It is from this point that I announce that the entries you will read in these pages will be about Somalia. Some of you may be wondering what the word Maandeeq stands for and how it is linked to Somalia and its people.

Maandeeq, in the literal translation of the word from Somali to English, stands for a she-camel. However, in the context of the Somali experience, it is viewed more symbolically than from what the word actual stands for. The “she-camel” imagery, pioneered mostly by Somali poets during the colonial era and the struggle for independence, was later translated to denote sovereignty and autonomous rule of the Somali government and people – both at the national and state level.

It is from this relative background that I got to name this blog Maandeeqnation: a blog which discusses the nation-state of Somalia.

Besides, the discussions in this blog will be carried out in many levels; all in all, in terms of politics, economics, industrial, social, educational, and even in terms of the activity (or inactivity) of institutions such as the media, NGOs and even the civil society in Somalia.

I hope this blog will go a step ahead and make all of us appreciate the crisis that has evolved and is still enveloping in this Horn of Africa nation. I hope my entries will enable many people to discuss the role of governance, leadership and transformational politics in trying to save this country from its own political death.

I was born in Nairobi, Kenya and am thus a Kenyan citizen by birth, but I have had the privilege (if you would like to call it so) of living close to 8 years in Somalia’s capital, Mogadishu. I went through my primary and secondary education in this war-torn country. I had quality education; great religious teachings; made good friends; had both violent and friendly neighbors; and lived a prosperous life in Hamar (another name for Mogadishu.)

Now that I am no longer living there, it is important to look back and try to make sense of the mess that is ruining this country. (The political situation on the ground in Somalia has compounded since I left in 2005.)

I leave with you the English translation of the great poem “Maandeeq” by the Somali poet, Abdullahi Suldan Tima’ade, which is considered as one of the most influential poems in Somali language.

Hope you enjoy it.

Don’t forget to leave your comments, ideas and thoughts. They are every bit worth it.

Thanks.

Abdi Latif Dahir

****

The she-camel carried off from us by colonialism whose tracks I’ve kept following

The she-camel on account of which, for so many, springtime sleep has escaped

The she-camel we clung to wherever she was

The she-camel for whom we sleepwalked over every obstacle

The she-camel whose protection is the night owl’s wailing call

The she-camel whose rearguard poison-snake struck death

The she-camel whose possession the two foreign accomplices contended

Clasped was freedom by force, it wasn’t bestowed on us

Grown men and youths on the day they leagued together

When God helped us and victory was the people’s

The she-camel whose victory chant I composed and sang

The she-camel for whom I spread out thorny fronds of acacia and maraa-tree

The she-camel for whose sake we bore hunger and such thirst

When her time came at the noonday of the birth pangs

Her udders full ready to suckle

Only the man of un-wisdom holds her lactation can be stopped

When we had no missiles, nor automatics

The she-camel to defend whom from the lion we dared not back away

Leaving her to the ostrich is something that will not happen!

Waha Leyabe - Marta Getachew (Ethiopian Somali Music)

Qoomaal , Somali song,hees soomaali

Qoomaal - Kaa herey

Heestii Hooyo Macaan

Somali Bantu wedding in boston mass 2011

Somali Bantu Stars

Somali Bantu wedding in boston mass 2011

calanyahow ha dhicin dowlada Gobolka sh/dhexe ee jiinwabi barro

Puntland waa hees cusub

Xaawo Kiin iyo Heestii Kaalay Guusha Soo Raac

Somaliland 18 may 2011

Heesta Dastuurka -By Axmad Naaji - Allsomali24.com.flv

Shirweynaha Haweenka DigilMirif Qeybta 1

Shirweynaha Haweeka DigilMirif Qeybta 2

HESTII UDUBLAND

Warbixinta Udubland baafo 08 06 11

maandag 21 november 2011

Ahmed naji sacad waala aaweeyaa (shareero stars)

SOMALIA VS YEMEN Football: Rare Video

Somali Football Teams Before Civil war

Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011

Farxiya fiska iyo Abdifatah yare

Sayed Khalifa - Ana Maly w Malo

Dead Prez Presents M1 ft K'Naan & Story James - Till We Get There

Pata Pata by Miriam Makeba

The Iftin Band talk to me babby.wmv

The Iftin Band before i let.wmv

Somali Jazz jeeri bust lose.wmv

FOR JIRDE jeri keep dancing.


Siilaanyo waxa uu u dhigmaa Hans ( Hollandiis) : George Washington ( USA ), Sir Wisiton Churchull ( UK ). Helmut Kohl ( Germany ). De Gualle ( France) iyo Uyl-ka ( Holland ), Mandella (SA), Gaandhi ( India), Laakiin dadkiisu may garan weli taas! By: Cali Cumar Xasan. Subject: Hans ( Hollandiis) : Siilaanyo waxa uu u dhigmaa, George Washington ( usa ), churchull ( uk ). Helmut Kohl ( germany ).,De Gualle ( france) iyo Uyl-ka ( Holland ), Mandella (K A), Gaandhi ( India), Laakiin dadkiisu may garan weli taas !. '' Dood xalad iyo xiiso-ba leh ''. - Hans, oo ah nin u dhashay dalka Holland lana shaqayn jiray sida uu igu yidhi, hay' adaha qaxootiga ee UNHCR, iyo kuwa dalkan Holland gudihiisaba ah mudo aad u badan, oonu ku kulanay shaqo '' masshruuc '' uu leeyahay xafiis caawiya dadka qaxootiga ah ee ku cusub dalkan Holland, ayaa si lama-filaan ah xili aanu ka nasanaynay hawl-maalmeedkii aanu haynay sheeko noo bilaabantay, is bariidin iyo kaftan yar ka dibna waxa uu ila soo tiigsaday Su ' aal ahayd, ma Somaliland baad ka timid mise Somaliya, ana si kaftan ah ayaan ku idhi maya ee waxan ka imid Surinaam (dal hollandiisku gumaysan jiray oo ku yaal Latin amerika), qosol dabdeed waxa uu ii raaciyay, dhogortii iyo dhigaalkii ( midabkii iyo qaab-dhismeedkii ) Surinaam-ta ma lihid, oo iska daa wax kale ee Ethipaan ma tihid ee Somaliland iyo Soomaaliya ayaad mid ka timid saw maaha? waxan ku idhi hadii aan jawaabta kuu fududeeyo, Somaliland ayaan ka imid, sidedse ku garanaysaa kala duwanaanshaha ilaa heerkaasa adigu ma si gaar ah ayaad u baratay kala sooca dadka, waxan u sii raaciyay weliba anoo hoos u gujinaya, ma foormuladii '' Appartheid system '' -ka ahayd ee Dutch-ku caanka ku ahaa ayaad adeegsgeeda xaraash ( xeel dheere) ku tahay? - Halkaasaa ay sheeko dheer oo is-barasho iyo dood kulul oo qadhaadh oo socotay dhawr cisho oonu wada shaqaynaynay ka bilaabantay, waxa aanu kolba dhan ka cosobsano geeska Afrika iyo waayaha siyaasadeed een is-tarka muuqda lahaynba, waxa ay arintii ku soo aroortay halkii aan ka imid iyo gayigii barakaysnaa ee Somaliland, oo shaw uu ninkani ( Hans ) aad isna ula socdo taariikhda iyo is bedelada ka jira labadaba aadna u xiiseeyo weliba, waxa uu ii sheegay inay dad badanoo reer Somaliland ah kulmeen, oo qaarkood wada shaqeeyeen Somaliland intay jirtay iyo intii ka horaysayba ( xiligii Soomaaliya ).Mar aanu soo hadal qaadnay waxii ka dhacay Soomaaliya dalkii la odhan jiray berigii hore iyo waxa hadadan ka socda, oon dabadeedna anigu ku soo daray sheekada waxa ku sanduleeyay dadka reer Somaliland inay dib ula soo noqdaan qaranimadoodii, waxa isaga oo si ay qiiro ka muuqato aan ahayn ta Ilmadi Yaxaaska, ee dhab ah, uu dareenkiisa oo bedelan igu yidhi waan ka xumahay waxii la gaadhsiiyay dadkaa, Somaliland godob badan ayaa laga galay oo Soomaalida iyo caalamkuba ka galeen, dadkeeda waa la xasuuqay oo dad aad u badan ayaa taliskii Siyaad bare ka dilay, iyadoo sharci ahaan xaq u leh ayaa hadana aan weli caalamku aqoonsan, waana arin aan gar loogu lahayn Somaliland ayuu yidhi. Waxa uu yidhi kala danbayn iyo nabad ayaa ka jirta Somaliland, hase yeeshee buu yidhi sidaasoo ay tahay saluug weyn ayaa jira oo dhanka Siyaasada ah, waxana aan aaminsanahay ayuu yidhi, inaanay waayin reer Somaliland dad aqoon, karti , dal jacayl, daacadnimo iyo waayo-aragnimoba leh oo dalka wax wayn u qaban lahaa, dadkase dalkaa lehi waxad moodaa inay is hagranayaan, oo dalkoodana ay la hadayaan. - Halkaa markuu marayo ayaan ku idhi Hans-oow, reer Somaliland waxay ku maahmaahaan '' nin-na biyo uu hayo korkiisa kama hagrado '' ee malaha waa naga bas oo intaasaanu dhaafin kari laanahay, markaasuu Hans igu yidhi ha odhan sidaa, reer Somaliland rag baa ku jira heer Caalami ah, oo xataa ka culus heer qaaradeed, anoo dhegta yara taagaya oo is-leh toloow maxuu soo wataa ayuun buu igu yidhi Hans, hadadanba madax fiican waad leedihiin oo Daahir Riyaale-ba waa ok-eeye, ee dalku waxu u baahan yahay rag uu ka mid yahay nin aad qaali u ah, oo aqoon balaadhan oo dhan kastaba ah leh, oo magaciisa la yidhaa mudane Axmed ee maanad aqoon? Axmed-yadu waa badan yihiin ee, Axmed ayo ayaan waydiiyay ? markaasuu Hans igu yidhi hogaamiyaha Kulmiye, aad iyo aad baan jawaabta ninkan Hollandiiska ahi i siiyay ula yaabay !!! waxan ku celiyo waan garan waayay waayo? inuu sidaa dadka u kala yaqaan maan filayn, ana. markaasaan kula kaftamay, waar malaha Kulmiyaad u ololaysaa ood taageertaa nin aan Somalilander ahayna waabad u muuq eg tahay-e?. Waxu isna isaga oo ka jawaabaya Somalilader ma tihidii yidhi, adba dhalasho Nederland-ah waad qaadatay/ qaadan kartaa, xisbigaad doontana halkan ( Holland ) waad taageeri kaartaaye, maxaad aniga iigu diidi hadaan Kulmiye Taageero?, waxa uu intaa ku sii daray oo uu yidhi, Siilaanyo waxa uu ka mid yahay tiirasha ugu waawayn ee dalkan salka u dhigay hayana, dalkuna uu nin tayadiisa oo kale leh aad iyo aad hada ugu baahan yahay. Waxan ku idhi ninkoow ( Hans ) mar hadaan soo hadal qaadnay Xisbiyo la taageero, anigu kuwa halkan '' Holland '' waxan taageeraa xisbiga shaqaalaha ( PVDA), oo ah ka u daneeya inta badan danyartam oon ka dhex arkayo inuu saamayn ku yeelanayo nolol-maalmeedkayga, hase-yeeshee Xisbiyada Somaliland waa iskugu kay mid horta, oo midna aniga si toos ah hada ahaan iima khuseeyo, waxanse jeclahay in dalkayga Somaliland helo, dad wax u qaabta, intaanan dhamayn buu yidhi ninkii Hans, waad hagaagsan tahay ee hadaba KULMIYE taageer, waa rajada kali ah ee dalkaase, waxa uu ku sii daray intaa, in yaroo kaftan ah oo uu leeyahay mise sidaa hada dalku uu yahay ayaad rabtaa inaad ku daawato, waar ka kac meesha magaca jirye ayuu yidhi. Isku soo duuboo, gunaanadkii doodadayadii dheereed ee mudada socotay, waxa uu ninkaa Hollan u dhashay ku soo gunaanaday reer Somaliland ha gartaan, George washigtin-kooda, Churchil-kooda, Mandela-hooda, Gaandhi-gooda ......... Isaga oo ujeeda mudane Siilaanyo !!! , haday doonayaan inay hore-u-maraan, dal kastaaba waxa uu kobcaa inta aqoonta dadkiisu kobocsan tahay ayuu yidhi, waxan ana ku raacay eraygaa khatinka ah, ee ah, wax-aqoon baa dal daajisa ! Somaliland ha jirto oo ha Joogto. - Cali Cumar Xasan. - afraad_4@hotmail.com

Afbeeldingen in dit bericht

The Iftin Band ubax la moodyee.wmv

The Iftin Band Xabiib

Xabiib Lady

Xabiib Sharaabi heeso Somali